Radio Sweden Somali Raadiyaha Iswiidhen público
[search 0]
Más
Download the App!
show episodes
 
Loading …
show series
 
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Maxaabiista Swedishka ah ayaa loo diri karaa wadamada kale ee EU-da iyo waddmada EES la isku yiraahdo si ay halkaasi xukunkooda ugu dhameystaan. Nin isaga oo sarqaansan raacay diyaaraha aan duuliyaha, lana dul dhigay ganaax maalin leh oo gaaraya 32 000 kr. Baabuurta xaamulka qaada ee shirkada Volvo oo dalabaadkoo…
  continue reading
 
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Henrik Landerholm,la taliyaha ammaanka qaran oo is casilay. Dhamaadkii todobaadka, ayey lix falal oo rabshado wataa gilgileen Stockholm. Hay’adda Kronofogden oo deeyn ku leh dad tiradoodu gaarayso 436,996 qof. 1,076,148 jiir ayaa dabin lagu qabtay sannadkii 2024.Por Sveriges Radio
  continue reading
 
Qiimaha cuntada ayaanan sidii hore u kordhaynin, sahanka qiimaha sannadlaha ah oo uu sameeyay ururrka hawlgabka qaranka-PRO ayaa sidaa muujinaya. Tan iyo bilawgii sanadkan, ayaa la mamnuucay in la isticmaalo maadada nadaafadda loo isticmaalo haddi ay dhuunta tubada ee biyuhu maraan xiranto. Tirada ashkatooyinka ku saabsan xadgudubyada ee iskuullada…
  continue reading
 
Booqashada madxafyada dalka oo kor u kacday sannadkii hore. Sannadkii hore ayuu adeegga kastamku joojiyay qashinka khatarta ah ama haraaga wasakhda ee loodhoofiyo waddammo ka baxsan qaaradda Yurub. In ay tareennadu wakhtiga ilaaliyaan ama ku yimaadeen Iswiidhen ee sannadkii hore ayaa ahayd tii ugu xumayd tan iyo sannadkii 2010.…
  continue reading
 
Sicir bararka dalka Iswiidhan ee bishii Disembar ayaa ahaa 1.5 boqolkiiba. Waxaa maanta bilowday maxkamadeynta Salwan Momika iyo Salwan Najem oo lagu eedeeyay in ay kicinayeen dad gaar ah. Waalidiinta Iswiidhishka ayaa wakhti ka yar ku bixiyay daryeelka la joogitaanka carruurtooda xanuunsan ama waxaa afka Iswiidhishka loogu yeero vab sanadkii hore …
  continue reading
 
Ururka Bris ayaa wadar ahaan ey soo gaareen xiriiro dhan 3,310 intii lagu guda jiray fasaxii kirismaska. Nin ka shaqeynayay daryeelka wayeelka ee magaalada Uppsala ayaa lagu xukumay sideed sannadood oo xarig ah. Sannadkii hore, ku dhawaad 117,000 oo bisadood ayaa ka diiwaan gashanaa diiwaanka bisadaha ee wakaaladda beeraha Iswiidhen.…
  continue reading
 
Ra'iisul wasaare ku xigeenka Ebba Busch ayaa tirtirtay qoraal ay soo dhigtay barta Instagram-ka halkaas oo ay ku qortay in dhibbanaha dambiga loo geeystay uu hadda u marag furi karo si qarsoodi ah. Tirada diiwaan gelinta cusb ee gawaarida rakaabka ee sannadkii 2024 ayaa ku dhamaatay heerkii ugu hooseeyay muddo toban sano ah. Tareennada u kala goosh…
  continue reading
 
Idaacada Iswiidhan boqol jirsatay, barnaamijkii ugu horeeyey ee baxana waxaa la sii daayey 1dii Jannaayo sannadkii 1925. Buundada dhexmarta Iswiidhen iyo Denmark ee Öresund oo rikoor cusub qortay ka dib markii dadka iskaga kala goosha labada waddan ay xad dhaafeen. Sannadka cusub ayaa la filayaa in cimiladu noqoto mid wadata dabayllo qaybo badan oo…
  continue reading
 
Wiil 14-sano jir ah ayaa looga shakisan yahay inuu ka dambeeyay qarax xalay ka dhacay xaafada Rosengård ee Malmö. Tirada qoysaska qaata kaalmada kirada guryaha ayaa hoos u dhacday 21% sida ay sheegtay qasnada caymiska ee Försäkringskassan. Xisbiga Kristdemokraterna ayaa badalay go'aankoodii hore ee la xirriiray buundada baramoosida ee dugsiyada hoo…
  continue reading
 
Nin 20-meeyo jir ah ayaa fiidnimadii khamiista lagu toogtay garaash ku yaala magaalada Norrköping. Baarayaasha xukuumadda ayaa soo jeediyeen, in dukaamada raashinka iyo farmashiyeyaasha ay ku qasbanaadaan inay qaataan lacagaha caddaanka ah. Shan walaalo ah oo lagu xukumay khiyaamo ku sabsan lacagha lagu qaato caawinaadaha daryeelka.…
  continue reading
 
Maxkamada degmada Södertälje ayaa maanta xukun xabsi daain ah ku riday nin dilay labo caruur ah oo uu dhalay. Maanta ayaa shan dhallinyaro ah lagu soo oogay dacwad ah inay ku lug lahaayeen dilka Mikael oo 39 jir ahaa, kaas oo gugii la soo dhaafay lagu toogtay xilli uu marayey waddo ku taalla xaafadda Skärholmen. Tirada carruurta ku dhaawacantay baa…
  continue reading
 
Loading …

Guia de referencia rapida

Escucha este programa mientras exploras
Reproducir